Madaxweyne Farmaajo oo loogu hanjabay in Durbaano lagu yeerin doono hadii uu ka hadlo…

Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa in Xildhibaanada Golaha shacabka horgeeyo Ra’isul Wasaaraha magacaaban ee Maxamed Xuseen Rooble si Xildhibaanada codka Kalsoonida ugu qaadaan. Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac ayaa Madaxweyne Farmaajo uga digay marka uu Xildhibaanada horkeenayo maanta Ra’isul Wasaaraha cusub in uu ka hadlo heshiiskii doorashada ee dhawaan Muqdisho lagu … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo loogu hanjabay in Durbaano lagu yeerin doono hadii uu ka hadlo…